Shir udhaxeeya madax wenaha dalka iyo madax dii hore ee dalka Oo manta lagu wadaa in uu ka furmo magala Muqdisho,

Shir udhaxeeya madax wenaha dalka iyo madax dii hore ee dalka Oo manta lagu wadaa in uu ka furmo magala Muqdisho, 



Kasoo looga arin sanaayo Xaalada dalka vila somaliya ayaa ushegtay in shirku labo maalin uu socon doono isla markaana shirka lagu falaa qeen doono arrimaha  siyasada ee dalka amniga ka adkanta dagala ma lee shiyaadka al,shabaab dib u eegista dastuurka dimuqradiyenta iyo doora shooyinka dalka, madax diihore ee dolada Fidraalka ayaa shalay sagaray Muqdisho 

Dhinaca kale madax dii hore ee dalka iyo siyaa siyasiyiin xilal kala duwan kasoqabtay dowlada ayaa ayaa xalay kulumo hor dhac u ah shirka maanta kuyeeshay Muqdisho hoyga madax weynihii hore sh.shariif sh.axmed

Waxaa xalay kulan kuyeeshay siyaasiyiin ayka mid yihiin raizul wazara yashii hore , Xasan Cali qeyre, Cumar cabdi rashiid, cabduwali Cali gaas, xildhiban C.qadir cosoble iyo wasiirkii hore wax barashada D.cabdi Nuur 

Shir kooda markuu soo gaba gabobo masuuliyiinta waxay sheegeen in kulanku ahaa mid wada tashi ah oo loogu arin sanaayay Shirka ay maanta layeelan doonaan madax weynaha Soomaaliya, XASAN SH.MAXAMUUD waxayna rajey nayaan kulanka ay madax weynaha labadan doonaan in uu noqdo mid miro dhalah 

siyasiyiinta mucaaradka oo manta lakulmaya madax weynaha waxay hore kaga soo horjeesteen shirkii golaha wada tashiga qaran ee 27may ee sanadkan lagu sogaba gabeyay Muqdisho taasoo qdobo kamida diideen



2 Comments

Previous Post Next Post

Contact Form