Garaadka SSC ayaa dhaliil adag u jeediyay Dowladda Federaalka.

 Garaadka SSC ayaa dhaliil adag u jeediyay Dowladda Federaalka, isaga oo sheegay in Dowladda Federaalka ay raalli ka tahay duqaynta Somaliland ay ku hayso magaalada Laascaanood.



Waxa uu sidoo kale garaadka sheegay in beesha Caalamka ee arrintaas ka hortagi lahayd ay Dowladda Federaalka ka hortaagan tahay, oo uusan wax wadahadal jirin.

wxakale uu shegay in aduunkii wax uqaan lahaa Doolada ay hortagatahay

waxaa kale uushegay wax xalah oo aywado Doolada in aysan jirin



Post a Comment

Previous Post Next Post

Contact Form