Guriga kaliya ee ka badbaaday Duufaantii Liibiya



Mid kamida dhis mayaashii kuyaa lay magalada derna ee bariga dalka liibiya kasoo bur buriyeen dadad kii badnaa, ayaa muran badan ka dhaliyay dhanka baraha bulshada waxa uuna dhaliyay shaki badan oo ku saab San xaqiiqda ay dadka qaar  ku tilmaa meen guri muchisa ah.

wuxuu umuuqday in aysan wax saa meen ah aysan kuyelan daadad kii qasaraha badnaa ee bur buriyay qebo kamid ah magalo xeebedka derna, shekada gurigaan ayaa soo shac baxday kadib markii baraha bulshada lagu faafiyay sawir muu jinaya gurigan oo sidiisii udhisan iyadoo intabadan dhisma yaashii kuyaalay haree rihiisa uu baa bi iyay roobkii xoganaa dabeelihii iyo daadad kii magalada ku dhuftay.

 waxayna dadka qaar kii shegayaan in daa dadka aysan helin meel ay usomaraan gurigan Maa daama xitaa qeeb kamida dhismaha gurigaa aysan gaarin daa dadka  uu wili sidiisa ucad yahay 





Baritaan aan kusameenay jiritaanka gurigaan xaqiiqada ah in uu uadkeestay dadad kii magalada ku dhuftay sidoo kalana bur buriyay qeebo kamid ah magaalada markii aan barnay sawirada dayax gacmeedka  iyo Google maps ka waxaa la ogaady in uu gurigaan kuyaalo magalada darna waxa uuna 400meter ujiraa xeebta.

 run ahaan tii ugu rigaan wamid sidiisa u taagan halka inta badan dhisma yaashii ku harer Sanaa ay bur Buren, Daadka ayaa qaaday guud ahan magalada adrna aykunool yohiin dad lagu qiyaasay ugu yaraan 120k oo qof.

 war baahinta rasmiga ah ee dooolada ayaana sheegtay in ugu yaraan 891 dhisme ay ku bur burbureen magaalada halka duqa magaalada uu sheygay ilaa 20k oo qof laga yaabo in ay ku dhinteen musiibadaan waxana la xaqii jiyay 11k oo qof in ay kudhin teen waxana la layahay in kabadan 10k waxana kubara kacay 40kun in kabadan sida lagu shegay tiro koob uu sameeyay xafiiska qaramada midoobe ee xereerinta arimaha bini admka.



Post a Comment

Previous Post Next Post

Contact Form