DAGAALKA AZERBAIJAN & ARMENIA OO BILAWDAY




Gobolka NAGORNO-KARABAKH oo udha xeya Armenia iyo Azerbaijan maanta waxa uu kuwabareys tay malinkale oo coladeed dagalo aad uadag ayaa dhacaya inkastoo duqeymaha ugu badan ay fulinayan cidamada amanka ee dolada Azerbaijan, waxa muqanaya cidanka Armenia in aynan waxjawab ah bixinin tan iyo sacadihii lasodhafay sida ay baahi nayan warbahinta.

Waxaa lagu waramayaa dad aad utirabadn in ay kugeri yoodeen duqeymaha, inkabadan labo boqol oo kalana ay dhaawacyo sogaren kadib markii galin kii dambe ee shlay sasanta sobilawatay manta oo arbaco ah na Azerbaijan waxaa lashegay in ciidan tirabadan iyo nuucyada kala duwan ee hubka gobolka NAGORNO-KARABAKH.

NAGORNO-KARABAKH markii dhulahan loo ego waxaa loo aqon San yahay dhul katirsan dalka Azerbaijan, lkin markii hore waxaa halkaas kadhisnaa maamul gooni ugosad ah oo hoostaga dalka Armenia, Azerbaijan waa muslimiin lkin shiico ayeey ubadan yihiin, halka Armenia ay dagan yihiin kuwo aanan Islam ahen.

Dowlado doowr ah oo yobolka dhaca ayaa kala tager San dhinacyada IRAN waxay lasafan tahay Armenia, halka turkiya uu tageero siinayo Azerbaijan inkastoo RUSSIA, ISRAEL, iyo dowlado kale oo gobolka dhaca ay kulug leeyihiin lkin labda doladood ee ugu caddad waa IRAN iyo TURKIYA oo labada dhinac lakala safan 


#sawiro











Post a Comment

Previous Post Next Post

Contact Form