
Waxa isasoo taraya ee demaha loo jedinayo ciidanka liyu police ka
ee doolad degaankasomalida oo lagu eedenayo in ay tacdiyo xoogan
ka gesanayaan deganda iyo dagmoyinkakatir San gobolka qoroxey
iyo degano kale oo dhaca xadka gobolka gal gaduud lawadaago
dowlad deegaanka Soomaalida
Ciidamada liyu police ka ayaa lagu edeyay in aymaanta ruux shacab ah
kudileen aga gaarka deganka marere ee udhaxeya adan qorof iyo bulale
ee gudaha gobolka qoroxey alaha una xariistee mar xuunka dhintay ayaa
kamid ahaa xolo dhaqatada deganadasi waxana waxgaradka hodayasha
dhaqanka degmada balambale ee woqoyiga gobolka gal gaduud ay ugu baa
qeen in cidanka liyu police ka ay joo jiyaan tacdiyada ay ka geysanayan halkas

Dhanka kale isbitalka guud ee degmada balanbale ee woqoyiga gobolka gal gaduud
ayaa lagu dabii bayaa gabar lashegay adan qorof loogu geystay KUFSI wadareed
sida lasheegay kuf siga inay ugesteen askar katirsan ciidanka liyu police ka ee
dolad degaanka somalida Gabadhan oo eheed gabar yar oo kujirta dada 13jirka
ayaa lagu saday shalay subax galin kii hore waxaana shalay rati loga soqaday
goobtii kufsiga logu geystay iyadoo Lakenay isbitalka guud ee degmada balambale
ReplyForward |