OO ay qabateen Ciidanka amaanka Beledweyne Ayaana Xogta Gawaaridaan Helay Saakay Kii koobaadne Markeey Qabteen Ayuu is Qarxiyay Balse Waxaa Nolosha lagu Qabtay gaari kale iyo wixii Saarnaay & ragii waday .
Waxeyna imaadeysaa kadib markii galabnimada maanta uu is Qarxiyay gaari walxaha qaxa laga soo buuxiyay.
©Dhiirane
Tags
somalia